Guddiga Abaabulka dibed-baxa Midowga Musharixiinta oo War cusub soo saaray

Guddiga Abaabulka Banaanbaxa Midowga Musharixiinta oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa shaaciyay baraha ay isugu imaan doonaan Banaanbaxayaasha iyo qaabka ay ku tagi doonaan fagaaraha Daljirka Dahsoon. Waxaa goobjoog ka ahaa kulankan wasiiro hore, Xildhibaano, wakiilo ka socday Midowga Musharixiinta iyo team ka socday xisbiyada oo qeyb ka ah abaabulka Banaanbaxa. Isgoysyada ay banaanbaxayaasha … Continue reading Guddiga Abaabulka dibed-baxa Midowga Musharixiinta oo War cusub soo saaray